menú

0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional
portada Nidaamka Barashadda, Akhriska, & Qoraal Ka Heerka Jaamacadeeda (en Somalí)
Formato
Libro Físico
Editorial
Idioma
Somalí
N° páginas
340
Encuadernación
Tapa Blanda
Dimensiones
22.9 x 15.2 x 1.9 cm
Peso
0.50 kg.
ISBN13
9781664184961
Categorías

Nidaamka Barashadda, Akhriska, & Qoraal Ka Heerka Jaamacadeeda (en Somalí)

Ahmed Ceegaag (Autor) · Xlibris Us · Tapa Blanda

Nidaamka Barashadda, Akhriska, & Qoraal Ka Heerka Jaamacadeeda (en Somalí) - Ceegaag, Ahmed

Libro Nuevo

$ 42.00

$ 58.34

Ahorras: $ 16.34

28% descuento
  • Estado: Nuevo
Origen: Estados Unidos (Costos de importación incluídos en el precio)
Se enviará desde nuestra bodega entre el Miércoles 17 de Julio y el Miércoles 24 de Julio.
Lo recibirás en cualquier lugar de Internacional entre 1 y 3 días hábiles luego del envío.

Reseña del libro "Nidaamka Barashadda, Akhriska, & Qoraal Ka Heerka Jaamacadeeda (en Somalí)"

"Buuggani waxuu ka caawinayaa "Nidaamka Barashadda, Akhriska, iyo qoraalka Heerka Jaamacadeed iyo Adduunka oo dhameystiran. Si kastaba ha noqotee, loogu talagalay Ardayda Kulliyadda, faa'iidada waa in loo oggolaadaa qorista oo ay ku baranayaan tababarka Kuleyadaha Wax barashada Mustaqbalka. Waa in aad aqriso buugaagta Iskuulka, 12 saac maalin walbo, Halsaa walbo waa in aad aqriso Buug Cusub. Saas baad ku fahmi kartaa Luuqada ingiriiska, Faransiiska, Raashiyaanka, Jayniska, Carabiga, iyo Isbaanashka, Insha-Alah. - Buugaan waxuu kuu iftiiminayaa, Sidee baan u fahmaa aqrisaka. (Newspapers, Magazines, College or University Journals or books reading). Waa maxay Joornal? Joornaaliis maalin walbe soobaxa, Kana soobaxo, Magaalada, Jaamacadaha, Koleege ka, iyo Galaaska herka Jaamacadeed, ama waxuu kaa caawin karaa, sida looqoro, (Public speeches, or Public speech writing). Waxuuna kaa caawinayaa Fahanka, Qoraalka, Ay ku dhisan yihiin, Sida, "MLA, APA, iyo, ASE", oo dhamaantootbo, lagu sameeyo, Bachler, Master, iyo PHD. Ama. Qoraalka Suugaaneed Soomaaliyeed oo dhan: - Buuggani waxaaa uu ku ifiyay tilaabooyin ama Tijaabooyin Tixraac ah. Ardayga Koleega oo galayo imtaxaanka sida, "Comprehensive Exam. Ardayga heerka Jaamacadeedna Waxaa lagaa rabaa, ama galayo imtaxaanka sida, "A minimum score of 79 on a valid internet-based Test of English (TOEFL), or International English language Testing System, (IBT)". Buugaagta ama imtaxaan kiisa"". - Kulliyaddaada iyo Jaamacaddaada gelitaanka ayaa la weydiiyay oraahyadaan. Miyaad ku hadleysaa Ingiriis gurigaaga markii aad joogto? Haa ama maya, Miyaad ku hadleysaa Ingiriis, dalkaaga hooyo? Haa ama maya, Miyaad ku haddashaa Ingiriisiga waadna ka jawaabi kartaa? Haa ama maya, Haddii aad tiraahdid "Maya" dhammaantood, iyo gelitaanka kulliyadda ayaa kuu soo diri doona fasallada aasaasiga ah ee Ingiriisiga, Marka waa in aad kahor tagtaa, oo aad diyaarisaa Imtixaan kaan oo ah. "International English Language Test System (IELTS) Or Graduate Record Examination (GRE, 300) Or Graduate Management Admission Test (GMAT). - Rer Galbeed ka Ardayda kulleejku waxaaa qasab ah, in aad soo qorto Joornal Maalin walbo, Isbuuc walbe, Bilwalbe. Waana wax kordhinayo wax barashadaada oo dhan markaste, Waana wax aay u baahan tahay maalin kaste. Tusaale ahaan, isbarbardhigaaga ama falanqaynta iyada oo la adeegsanayo fikradaha dhaleeceeyayaasha iyo ardayda kale ee dhigata joornaallada ama Cilmibaarista. - Joornaaliis waxuu kaa caawin karaa, Dooda, Dhagaysiga, Falan qayta, Jawaabta, Fahanka, Baarista, iyo Isbarbardhiga labo qof, labo shay, ama labo wadan: Joornaalka noocan ah, cinwaanka ardayda kulliyadda waa in uu lahaadaa labo aragti oo iska soo horjeedda, tusaale ahaan, Ururka Midowga Afrika waa in uusan ama baabi'in dhammaan hubkiisa niyukliyerka. Ardayda kulliyadda waxaaa ay doortaan hal qodob oo ah Sida wax loobaaro. Waxaay dhisey yaan dood macquul ah. Ama taageereed cilmibaaristaada, iyo joornaallada. - joornaalka mawqifka: Mawduuca warqaddan ayaa lahaan kara laba aragtiyoo iska soo horjeed, laakiin waxaaa ay u baahan yihiin in ay ka wada hadlaan kaliya dhinac taageeraya mawqifkaaga. Kulleejka ardaygu maaha in uu ku doodo ka soo horjeedka aragtida mucaaradka iyo Muxaafidka, kaliya ku xus billowga. Gunaanad kii, Joornalka waxuu leeyahay Shuruuc lagu garto.: joornaalkani, Waxaa logu talagalay ardayga doonayo in uu ado, Jaamacad Banaanka ah, ama kolleejka. Buugu waxuu ka hadlayaa waa mowduuc xasaasi ah, qofka doonayo in uu noqdo aqoonyahan. ", (Baugh, 1997). Buuggani waxaaa uu kuu ufududeeyey, Fahanka, Joornaal ardayda kulleejka wax soobaarayo, sida "MLA, APA, iyo, ASE". Buuggani waxaaa uu ka caawiyaa ardayda kulleejyada ah barashadda cilmigaas Maadiga iyo Cilmiga Diinta. Marka, kani waa fasal lagu magacaabo Imtixaan dhameystiran marka hore ama dhammaadka. Guud ahaan, waxaaa aan baranaayay sanado badan waxaaan ku soo gabagabeeyey joornaal iyo cilmibaaris fiican oo dhameystiran. Jaamacada

Opiniones del libro

Ver más opiniones de clientes
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)

Preguntas frecuentes sobre el libro

Todos los libros de nuestro catálogo son Originales.
El libro está escrito en Somalí .
La encuadernación de esta edición es Tapa Blanda.

Preguntas y respuestas sobre el libro

¿Tienes una pregunta sobre el libro? Inicia sesión para poder agregar tu propia pregunta.

Opiniones sobre Buscalibre

Ver más opiniones de clientes